Shirkii Madasha Madasha Aragti Wadaaga oo goor dhow ka furmay Garoowe (Sawirro)

Waxaa goor dhow si rasmi ah magaalada Garoowe uga furmay Madasha Aragti Wadaagga ee sanadlaha ah oo ay soo qaban qaabisay Machadka Heritage. Madashan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland, Guddoonka labada Aqal, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, Midowga Musharaxiinta iyo Marti sharaf kale. Madasha oo sanadkan looga hadlayo xasilinta dalka, … Continue reading Shirkii Madasha Madasha Aragti Wadaaga oo goor dhow ka furmay Garoowe (Sawirro)